Biya baxa Degdega ah oo xalbuuxa loo helay Qaado talada maama Batuulo

Biya baxa Degdega ah oo xalbuuxa loo helay Qaado talada maama Batuulo


ADVERTISEMENTS
Dada badan ayaa na soo weyddiiyay dhibaatada ay kala kulmayaan biyabbaxa degdegga ah, qoraalkan si fiican u akhri waxaan rajaynaynaa inaad ka faa’idaysan doonto haddii Alle idmo

Muxuu yahay biya baxa degdegga ah?

biya baxa degdeg waa xaalad nimanka ay ku biyabbaxaan muddo labo daqiiqo gudahood ah ama ka yar.

Ragga badankood waxay la kulmaan xaaladaan ugu yaraan hal mar noloshooda, waxay kale oo daraasad la sameeyay sheegtay isku celcelis muddada ay ragga ku biyabbaxaan inay tahay shan ilaa lix daqiiqadood.

Waxaa kalaoo jira qeexid kale oo oranaysa hadduu ninka biyabbaxo iyadoo weli xaaskiisa dhamaysan inuu qabo cudurka biyabbaxa degdegga

Howsha galmada waxay u baahan tahay inuu jiro Rabitaan Kacsi iyo biyabbaxa haddii saddexdaas mid la waayo hawlgab ayaa meesha yaalla.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Biya baxa Degdega ah oo xalbuuxa loo helay Qaado talada maama Batuulo
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-06T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Biya baxa Degdega ah oo xalbuuxa loo helay Qaado talada maama Batuulo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments