Athiya Shetty "Aniga Labiska iyo Style-kaba Waxaan Kaga Daydaa [VIDEO]

Athiya Shetty "Aniga Labiska iyo Style-kaba Waxaan Kaga Daydaa [VIDEO]


ADVERTISEMENTS
 Athiya Shetty waa gabadha uu dhalay Super Star Suniel Shetty oo fanka mudo dheer kusoo dhex jiray hadaba atirishadan ayaa hadal heynteeda socotaa maal mihii ugu dambeesay.

Athiya waxay ku guuleesatay abaal marinta Vogue Beauty Awards oo ay kusoo bandhigtay labiskeeda iyo Style ahaan sida ay u diyaarsan tahay.

Hadaba gabadhan dhalinta yar waxaa la weydiiyay atirishooyinka ama shaqsiyaadka ay jeceshahay inay dhanka Model-ka iyo Style-ka kaga dayato.

Waxayna Athiya sheegtay in Deepika Padukone iyo Sonam Kapoor ay ku dayato sidoo kalena ay yihiin shaqsiyaadka au jeceshahay inay dhanka Fashion-ka kaga dayato.

Sidoo kale Athiya waxaa la weydiiyay Fashion-ka marka laga hadlaayo atirishada ugu qurxoon dhan walbo waxayna sheegtay in Aishwarya Rai Bachchan ay tahay atirishada dhanka labiska iyo wax walbo oo quruxda la xariirto ayada ugu horeyso.

Fadlan hoos kaga bogo Video-kooban oo ku saabsan wareysi ay bixineyso Athiya Shetty xili ay ka qayb qaadaneesay abaal marintii Vogue Beauty Awards:









ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Athiya Shetty "Aniga Labiska iyo Style-kaba Waxaan Kaga Daydaa [VIDEO]
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-20T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Athiya Shetty "Aniga Labiska iyo Style-kaba Waxaan Kaga Daydaa [VIDEO]



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments