6-walxaad oo ninkaagu uusan waliga kugu ilaabi doonin!..Baro gabaryahay.

6-walxaad oo ninkaagu uusan waliga kugu ilaabi doonin!..Baro gabaryahay.


ADVERTISEMENTS
Ma dooneysaa gabaryaheey in aad ogaato waxa uu jecel yahay ninkaada marka kulanka naxariista lagu jiro ? hadaba qaado talooyinkaan .
1- Xamaasad(Hamuun) ninka aad ayuu u jecel yahay in haweeneyda ay ahaato mid u kulul sameeynta kulanka , hana dareensiin in aad kulanka u sameyneyso isaga dartiis kaliya .

2- Khiyaao Cusub : ninka waxa uu jecel yahay in naagtiisa uu ka dareemo in ay diyaar u tahay in ay isku dayayso marba in hab cusub ay nolosha sariirta ula qeybsaneyso , isku soo duub muhiimada waxa ay tahay in haweeneyda soo hindisto dareemo cusub oo uu horay kaaga arag .

3- Amaan : inta badan waxaan aaminsanahay in haweeneyda kaliya tahay midda u baahan amaanta ee sidoo kale ninka waa uu jecel yahay ee u samee si gudashada shaqadiisa u ahaato mid aad u sareeysa .

4- In Meelaha Ka Dhiman U Buuxiso : ninka waxa uu jecel yahay in haweeneyda ay ku tiraahdo oo ay u sheegto habka ay u dooneyso in ciyaarta u dhacdo xayeysiin waxa ay ku leedahay waa hubaal haddii aad hagto in arintaas uu kaaga mahad celinayo kana helayo dhiira gilin adna aad aad u macaansan doonto.

5- In Ay Isku Kalsoon Tahay : ninka aad ayuu u jecel yahay in haweeneyda ay isku kalsoon tahay xishood la`aan ay wax ula wadaagi karto ninka muhiimada waxa ay tahay ragga ma jecla in mugdi ay ku sameeyaan ciyaarta .

6- Ka Fikiridda Kulanka Sariirta : haweeneyda ka fikirta kulanka sariirta waxa ay si wacan u garaneysaa sida ay ninkeeda ugu farxad gilin karto sariirta , in aad u muujiso qaab xariifnimo ah in aad rabto in aad hawada wada gashaan xilli isaga oo daawasho Tv-ga ah ku jira , ugu dambeyn caqliga ayaa ah isha.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 6-walxaad oo ninkaagu uusan waliga kugu ilaabi doonin!..Baro gabaryahay.
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-03T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
6-walxaad oo ninkaagu uusan waliga kugu ilaabi doonin!..Baro gabaryahay.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments