Wiil laba xaasle ahaa Oo telfoon fashiliyay-Daawo Video

Wiil laba xaasle ahaa Oo telfoon fashiliyay-Daawo Video


ADVERTISEMENTS
Wilkan soomaliyeed ayaa qabay labo xaas , isagoo labadooda kala qariyey ,maalin ayaa go’aansaday in uu safar u aado xaaskiisii cusbayd , balse telefoonkiisa uu kaga soo tagay qolka hurdada xaaskiisi waynayd , 

ayaa fashiliyey arintaas uu qarinayey .



Xaaskiisii waynayd ayaa ka dib markay ogaatay in uu xaas kale leeyahay , go’aansatay in ay lakulanto xaaskiisii kale , 


markuu ninkeedii yimaaday guriga xaaskiisi cusbayd ayuu ku arkay xaaskisii waynayd oo uga soo horeysay , ka dibne maxaa dhacay.

RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Wiil laba xaasle ahaa Oo telfoon fashiliyay-Daawo Video
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-07T13:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wiil laba xaasle ahaa Oo telfoon fashiliyay-Daawo Video



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 PM and have 0 comments