Wiil 24 Jir ah Oo Kufsadey Duq 90 Jir ah Xili ay Hurdaysay !

Wiil 24 Jir ah Oo Kufsadey Duq 90 Jir ah Xili ay Hurdaysay !


ADVERTISEMENTS
Sida warbaahinta Wacdaraha.com ay ka soo xiganayso warbaahinta wadanka Marooko Ee dhaca Galbeedka Afrika waxaa Xalay Magaalada  Darul Baydaa lagu Kufsaday Duq waayeel ah.

Dhacdada oo lagu soo daabacay Wargaysa Al-yowm ee ka soo baxa Morocco waxaa Waayeeshan 90 sana jirka ah oo wejiga hore ee wargaysta lagu soo sawiray Kufsadey wiil 24 Sana jir ah.

Wiilkan 24 Sana jirka ah oo magaciisa lagu soo koobay Ibnu Marsam sida wacdaraha.com ka soo heshay laamaha ammaanka ayaa  waxaa saaka Police-ka ay gacanta ku soo dhigeen xili uu ku baxsanayay Gaari yar.

Weli Baaritaan ayaa lagu hayaa dheecaanka ninkaasi oo cadeen ku filan noqon doonta hadii Baaritaankaasi lagu helana uu sababsan doono  dil daldalaad ah oo hore nuuciisa u dhicin.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Wiil 24 Jir ah Oo Kufsadey Duq 90 Jir ah Xili ay Hurdaysay !
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-12T21:21:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wiil 24 Jir ah Oo Kufsadey Duq 90 Jir ah Xili ay Hurdaysay !



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:21 PM and have 0 comments