VIDEO-gan hadaa daawatid adigaa afka taagi doona -Muuqaal

VIDEO-gan hadaa daawatid adigaa afka taagi doona -Muuqaal


ADVERTISEMENTS
Arintaan yaabka badan ee mucjisada ah , ayaa waxa ay ka dhacday Dalka India, ka gadaal markii Haweneydaasi ay gashay xaalad yar oo nasasho ah iyadoona kusoo toostay iyada oo Cuuryaan ah.



Haweneydaasi oo lagu magacaabo Virus, ayaa waxa ay sheegtay in xiliga ay jiifaneysay ay aheyd Ruux caafimaad qaba balse ay kusoo toostay iyada oo qeybta dambe jiideysa oo Cuuryan ka ah.



Dalka India, ayaa waxaa lagu tilmaama inuu yahay dalka ugu Mucjisada badan Caalamka, waxaana la sheega in Saacadiiba ay ka dhacdo ku dhawaad 1,500 oo Mucjiso.



Haddaba Haweneydaasi, ayaa waxaa iminka loo qaaday Dalka Britain si looga gaarsiiyo Xanuunkaasi Mucjisada ah ee si lama-filaanka ugu soo booday.


VIDEO HALKAN KA DAAWO





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: VIDEO-gan hadaa daawatid adigaa afka taagi doona -Muuqaal
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-17T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
VIDEO-gan hadaa daawatid adigaa afka taagi doona -Muuqaal



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments