VIDEO: Gabar Nasiib Badan oo si dirqi ugu badbaaday Yaxaas xili ay raaxeysaneysay

VIDEO: Gabar Nasiib Badan oo si dirqi ugu badbaaday Yaxaas xili ay raaxeysaneysay


ADVERTISEMENTS
Mala dhihi karaa gabadhan waxay ka mid tahay dadka ugu nasiibka badan sanadkaan bilowga ah?: Muuqaal naxdin badan oo laga duubay gabar dhalinyar oo ku dabaalaneysay xeebta quruxda badan ee Papamoa Beach ee dalka New Zealand ayaa si nasiibka ku jira ay ugu badbaaday Yaxaas aad u weyn oo agteeda awood ku maray.


Video-gaan oo uu duubay gabadha aabaheed ayaa sida aad ka aragtaan waxay gabadhaasi ku badbaaday badda oo kacsaneyd iyo hirarka oo biyaha ka dhigay kuwo xumo iyo ciid is wata. Aabaha gabadha ayaa ishiisu qabaday Yaxaaska oo dhinaca gabadhiisa sii dhaafaya, waxaana laga arkay mid ka mid ah baalashiisa oo laga garan karo inuu ahaa yaxaas aad u weyn.


Halkaan ka Daawo Muuqaalka



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: VIDEO: Gabar Nasiib Badan oo si dirqi ugu badbaaday Yaxaas xili ay raaxeysaneysay
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-07T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
VIDEO: Gabar Nasiib Badan oo si dirqi ugu badbaaday Yaxaas xili ay raaxeysaneysay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments