Uganda iyo Tanzania oo dhisaya dhuun

Uganda iyo Tanzania oo dhisaya dhuun


ADVERTISEMENTS
Uganda iyo Tanzania ayaa ku heshiiyay dhuun shidaalka ka soo qaada Uganda oo dekad la'aan ah oo gaysa Tanzania.


Madaxweynaha Tanzania, John Magufuli ayaa sheegay in mashruuca uu abuuri doono in ka badan shan iyo toban kun oo shaqo.


Tanzania ayaa la tartamaysay Kenya inay ka dhisto dhuunta inay marto waddankeeda.


Shirkadaha shidaalka ee ka shaqaynaya Uganda ayaa muujiyay walaac inay ka qabaan ammaanka Kenya.


Dhuunta Tanzania maraysa oo dhererkeedu yahay kun iyo boqol kilometer, ayaa sidoo kale loo arkay inay ka raqiisan tahay.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Uganda iyo Tanzania oo dhisaya dhuun
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-05T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Uganda iyo Tanzania oo dhisaya dhuun



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments