Ugaar ah Xaasaska laqabo:- Astaamaha lagu garto in uu ninkaaga ka caajisay galmada xog hoose

Ugaar ah Xaasaska laqabo:- Astaamaha lagu garto in uu ninkaaga ka caajisay galmada xog hoose


ADVERTISEMENTS
Ninka uma sahlana in uu dareenkiisa isla markii ugu xog warama xaaskiisa balsa waxaa jiro astaamo aad ku garan karto in ninkaaga uu ka caajisay ama uu ka qaaday boring in uu kula sameeyo galmo.

Labada qof ee is qabta ma ahan markasta kuwa isla joogteeya galmada ama markasta ku taagan in ay isla galmoodaan xili kasta, inkastoo ay ku xirantahay baahida ka dhexeesa labada qof balsa waxaa jiro ififaalo kuu muujin kara in ninkaaga uu ka caga jiidayo in uu galmo kula sameeyo, naga gudoon tilmaamaha aad ku garan karto wax yaabaha aan kor ku soo xusnay :-

Ninkaaga oo isla markii isku badala sidii qof kuugu cusub: waxaad ku baraarugi doontaa wax yaabo badan oo isbadal ku yimid dhanka ninkaaga, dhanka hadalka iyo farxada ayuu lumiyaa ninka isaga oo kuugu soo eega markasta waji aan farxad laheen
Ninkaaga oo ka soo daaho gogosha : xiliyada hurdada ama jiifka ninkaaga sidii hore kuma ahan in uu xiliga u caadada aheed in uu soo seexdo goobta jiifka waxaa dhacda in uu waqtigiisa kulumiyo daawashada aflaanta ama dhageesiga waxyaabo kale isaga oo ku dhaho waan soo seexan wax yar kadib.
3.Xod xodasha hadalka oo aan ku socon: markii lawada tago goobta jiifka hadalada hordhaca ee sababi karo dareen abuurista waa kuwa aan wax dareen galin ninka, inta badan raga ayaa usii jeesta  dhanka kale iyaga oo duudka xejiyo xaasaskooda taas oo ku dhigan in hadalkaaga iyo hoosha aad ka dooneesay ninkaaga in uusan u diyaarsaneen.

4.Damaca galmada oo aan aheen sidii hore : isbadal lixaad leh ayaa ku yimaada markii uu ninkaaga ka caajiso in uu dhankaaga usoo jeesto, xiliyada damaca isaga ugaarka ahaa ayaad ka wayn doontaa goorta uu kaa caajiso ninkaaga.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ugaar ah Xaasaska laqabo:- Astaamaha lagu garto in uu ninkaaga ka caajisay galmada xog hoose
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-30T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ugaar ah Xaasaska laqabo:- Astaamaha lagu garto in uu ninkaaga ka caajisay galmada xog hoose



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments