Tilmaamahaan ma leedahay? Ragga oo idil waa ay kaa helayaan kuna jeclaanayaan

Tilmaamahaan ma leedahay? Ragga oo idil waa ay kaa helayaan kuna jeclaanayaan


ADVERTISEMENTS
Ragga ayaa tilmaamo gaar ah ka raadiya gabarta ay nolosoha la wadagaayaan , sidaa darteed Xiiso Online ayaa idin soo xushay dhowr arin oo amuurtaas la xariirta .

Gabar Aan Kalif Badneyn : ninka kama helo haweeneyda kalifaadda badan isla markaana abuurta sheekooyinka , balse waxa uu baadi goobaa gabar qaboow oo uu ka helayo farxad .

* Ninka ayaa aamisan in qalbigiisa uu ku jiro cunug yar : sidaa darteed waxaa gabaryaheey waajib kugu ah in arintaas ka faa`ideysato isla markaana ninkaada ula macaamisho in uu cunug yahay oo uu doonayo in uu helo farxad.


Romantic : waligaa ha dayicin fursad waliba oo aad ninkaada ugu muujin karto Jaceylkaada waayo waxa uu doonayaa in uu ka helo badelka waxa uu ku siinayo.

* Mid Ku Fiican Dhageysiga : ninka ayaa ka hela gabarta ku wanaagsan dhageysiga isla markaana ihtimaam siisa waxa uu leeyahay , sidaa darteed isku day in aad ninkaada si wacan u dhageysato.

* Midda Aysan Jiirn Wax Ay Ku Qanceyso : kama helo noocaas aad ayuuna u neceb yahay haweeneyda dooneysa in ay wax waliba hesho iyadoo aysan dadaal badan arintaas kaga bixin, sidaas darteed ka fogoow arrintan haddii aad leedaheyna iska yareey oo iska baabi’i.

* Hogaaminta : ninka kama helo haweeneyda aan laheyn farsamooyin ay wax ku hogaamiso waayo waxa uu u arkaa ninka gabarta qeyb ka mid ah noloshiisa ee uu ku dhisi karo guri leh farxad ee gabaryaheey dadaal ku bixi in aad ninkaada wax kala hogaamiso guriga .




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Tilmaamahaan ma leedahay? Ragga oo idil waa ay kaa helayaan kuna jeclaanayaan
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-22T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Tilmaamahaan ma leedahay? Ragga oo idil waa ay kaa helayaan kuna jeclaanayaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments