Talaabooyin Si Sahal Ah U Saameynaya Qalbiga Lamaantaada Ee Ninyahoow Sameey

Talaabooyin Si Sahal Ah U Saameynaya Qalbiga Lamaantaada Ee Ninyahoow Sameey


ADVERTISEMENTS
 Si fudud ayuu ninka ragga ah ku kasban karaa qalbiga lamaantiisa isaga oo si fudud ku soo jiidan kara dareemaha macaantiisa.

In aad dhageysto: waa tubta ugu muhiimsan ee haweenka lagu qurxiyo waxa uu iyadana siinaya in aad dhageysato dareemo kuwasi oo u muujinaya in aad ihtimaam siineyso.

Arintani waxa ay ku dhalineysa dareen fog kaasi oo ay ka dhalaneyso is fahan iyo isu soo dhawaasho joogta ah .

In aad Taageerto: Haweenku waxa ay tani ku beereysaa dareen ah in gadaasheeda nin rag uu joogo kaasi oo ka taageeraya waxyaabaha ku adkaada, waxa ayna tani siineysaa dareen adag.

In aad u muujiso in  aad la cajabsan tahay: Haweenka waxa ay jecel yihiin in ay dareemaan in ninkooda la cajabsan yahay oo ay cajab giliyeen .

Iyadoo ninka laga doonayo in lamantiisa u muujiso in uu la cajabsan yahay ku qanacsan yahay habkeeda shaqsiyadeed ,geesinimadeda ,heerka aqoonteda .


Ihtimaam :in aad u muujiso ihtimaam siin dhan waliba tasi isu soo dhawaashihiina gacan weyn ka geysanayaa .

Ka Taageer In ay horay U socoto: ka taageer sidii ay hor mar u gaari laheyd bulshadana uga dhex muuqdan.Amaan

U muuji amaanteeda waliba idinka oo wada jooga dadka idin kugu dhaw waxa ayna tani siineysaa dareen xoogan oo jaceylka xoojinaya .

Hadaba ragoow haddii aad qodobadaan ku dhaqantaan waxaa hubaal ah in qalbiga lamaantiina si fudud u degi kartaa.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Talaabooyin Si Sahal Ah U Saameynaya Qalbiga Lamaantaada Ee Ninyahoow Sameey
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-23T21:16:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Talaabooyin Si Sahal Ah U Saameynaya Qalbiga Lamaantaada Ee Ninyahoow Sameey



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:16 PM and have 0 comments