Subxaana’Allah: Daawo Xabaal ku taala Hargeysa oo Qiiqday iyo Shacabka oo isago soo baxay

Subxaana’Allah: Daawo Xabaal ku taala Hargeysa oo Qiiqday iyo Shacabka oo isago soo baxay


ADVERTISEMENTS
Dhacdo ka yaabisay Bulshada ayaa lagu arkay gudaha magaalada Hargeysa, Kadib markii goob XABAALO ah (Qabri) oo ay kuu aasan yihiin dad tiro badan lagu arkay xabaal kamida xabaalaha oo gubaysa qiiqna ka baxayo.

Waxaan dhacdadani ay ka dhacday goob u dhaw jaamacada golis ee magaalada hargeysa, iyada oo la rabay in xabaalaha laga raro goobtaas ayaa waxa mar kaliya la arkay xaabaasha oo qiiqaysay ama dab ka baxayo. Qaar kamida bulshada magaalada hargeysa isla markaan ah dad ka ag dhawaa goobta xabaala ah ee lagu arkay dhacdadan ayaa sheegay inay xabaashani qiiqaysay ilaa maalintii jimcaha ayna goobtu ahayd goob ay ku yaaleen xabaalo tiro badan.



HALKAN KA DAAWO VIDEO


daawo-muuq-13

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Subxaana’Allah: Daawo Xabaal ku taala Hargeysa oo Qiiqday iyo Shacabka oo isago soo baxay
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-29T17:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Subxaana’Allah: Daawo Xabaal ku taala Hargeysa oo Qiiqday iyo Shacabka oo isago soo baxay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 PM and have 0 comments