Sirdoonka NISA oo wacdaro ka dhex dhigay Kooxda alshabaab & Hanjabaad Cusub oo..

Sirdoonka NISA oo wacdaro ka dhex dhigay Kooxda alshabaab & Hanjabaad Cusub oo..


ADVERTISEMENTS
Kooxda alshabaab ayaa la sheegay in Dowlada Soomaaliya ay ku dhex yeelatay illo sirdoon oo xogaha horjoogayaasha sar sare soo gudbinaya waxaana arintaasi xaqiijiyay DF somalia oo sheegtay in weerarada cir iyo dhulka ah ee ka dhanka ah kooxdaasi alshabaab ay sii kordhiyeen dowlada iyo dalalka saaxiibka la ah waxaana taasi fududeeyay Ciidanka Sirdoonka NISA.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somalia , Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in mudada ka harsan Doorashada dalka ay xooga saari doonaan la dagaalanka maleeshiyaadka Al-shabaab.

Maareeye waxa uu carab dhabay in weeraradii ugu danbeeyay ee lagu qaaday Xarumaha Al-shabaab ay waxbadan u dhimeen Kooxda, waxa uuna cadeeyay in inta harsan ay dhameystiri doonaan.

Weeraradii ugu dambeeyay ee lagu qaaday kooxda alshabaab ayaa sheegtay dowlada mareykanka waxaana ay ka kala dhaceyn gobalka hiiraan iyo gobalka shabeelaha hoose waxaana lagu dilay xubno sar sare oo kooxdaasi ka tirsan.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sirdoonka NISA oo wacdaro ka dhex dhigay Kooxda alshabaab & Hanjabaad Cusub oo..
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-13T20:05:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sirdoonka NISA oo wacdaro ka dhex dhigay Kooxda alshabaab & Hanjabaad Cusub oo..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:05 PM and have 0 comments