Sir Culus: Gabaryahay Ha u Dhawaan Shantan Qodob Wiilkii Aad ku Aragto.

Sir Culus: Gabaryahay Ha u Dhawaan Shantan Qodob Wiilkii Aad ku Aragto.


ADVERTISEMENTS
Waxaa jira Hablo iyo wiila badan oo laga yaabo in aysan aqoon sidii ay ku xulun lahayen qofka ku habeen ee ay nafta la wadaagi lahayeen marka la gaaro xiliga uu qof walba doonayo in uu dhisto mustaqbal wanagsan si uu u noqdo mid ka dhex muuqda bulshda dhexdeeda.

Hadaba waxaan halkaan adin kugu soo gudbin donaaa shan wax yabood oo hadii aad ku aragto wiilka aad shukansaneyso la doonayo in aad iska dhaafto kana raadsato wiil kale oo aan laheyn calamadaha aan hoose ku xusi doono.

Dhan kale waxaan halkaan uga digeynaa wiilasha Soomaliyed hadii aad leedahay arimahan isku day in aad iska jarto oo aad noqto mid ka nadiif ah arimhan aadna noqoto mid wanagsan qaatana waanadeena.

HOOSE KA AQRISO QODOBADAN AAN IDIN KAGA DIGNAY DUMAROW.

1: Hadii uu ku dhaho abaayo aan hoose kaa guursado ha yeelin waa waano.

2: Hadii aad ku aragto Balan ka Bax Badan iska Dhaaf waa waano.

3: Hadii uu Telfonka ka Qaban Waayo Habenkii Iska Dhaaf Naag kale ay jirta

4: Balan uu Kaa Qaaday hadii uu ka soo Bixin waayo dhowr mar kal leexo.

5: Hadii uu Telfonka uu Wato kaa Ilaalsho kuma jecla ee Waa Daniiste ee kal leexo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sir Culus: Gabaryahay Ha u Dhawaan Shantan Qodob Wiilkii Aad ku Aragto.
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-22T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sir Culus: Gabaryahay Ha u Dhawaan Shantan Qodob Wiilkii Aad ku Aragto.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments