Saliidda Clove Oil-ka (Dhegeyaraha) Oo Biyabbaxa Degdegga Daweysa

Saliidda Clove Oil-ka (Dhegeyaraha) Oo Biyabbaxa Degdegga Daweysa


ADVERTISEMENTS
Dad badan ayaa na soo weyddiiyay oo ka cabanaya biyabbaxa degdegga ah, taas oo sababo badan yeelan karta, hasee ahaatee hadda waxaan soo gudbinaynaa wax dabiici ah haddana biyaha dib u dhiga waa saliidda dhegeyaraha oo loo yaqaano afka qalaad clove oil afka careebdna waxaa loo yaqaanaa.


saliiddan waxaa la mainayaa geedka ninka marka la samayn rabo galmada waxay u dhigantaa waxyaabaha geedka lagu buufiyo ama bomaatooyinka la mariyo laakin waxay kaga duwan tahay dabiicinimada iyo  dhib la’aanta waayo kimikal kuma jiro sida bomaatada ama buufiska oo kale saliiddaas waxaa kaloo loo adeegsn karaa bigrajabinta xaaska waxay yaraysa xanuunka, sida la ogyahay dhegeyaraha waxa ku jirta maaddo xauunka la dagaalanto dadka soomaaliyeed waxay u adeegsan jireen dhegeyaraha marka gows ka xanuunayo inay gowska ku qabtaan si uu xanuunka uga joojiyo



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Saliidda Clove Oil-ka (Dhegeyaraha) Oo Biyabbaxa Degdegga Daweysa
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-31T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Saliidda Clove Oil-ka (Dhegeyaraha) Oo Biyabbaxa Degdegga Daweysa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments