Sahriina “4 Maalin ayuu i qabay Waana I bikra Jabin waayay …”

Sahriina “4 Maalin ayuu i qabay Waana I bikra Jabin waayay …”


ADVERTISEMENTS
Sahra Axmed ayaa ka Sheekeeysay Qis o Xanuun badan o ku dhacday, taas oo badashay rajadi wayned ay ka lehed Nolosha iyo in ay mar noqoto Xaas la qabo oo yelata Guri iyo Caruur.
Ninka ay guursatay gabadhaan ee rajo baylka ku riday ayey si kadis ah isku barteen, is waraysi ka dib waxaa soo baxday in ay daris yahiin, wada shekaysi badna ka dib waxaa ka dhex abuurmay jacayl aad u baaxada wayn, oo labad alamaane, kala gaaren her aysan kala maarmi karin.
Mudo ka badan sadex sano ayuu xiriirkooda Socday, ugu danbayn waxaa ay ku heshiyeen Sahriina iyo Wiilka ay sida saa`idka ah isu jecel yahiin guur, taas oo ugu danabayn labada qoys ay aqbaleen Balse Afar Maalin Ka Dib Maxaa Dhacay Bal Daawo Muuqaalkaan ay Gabdha Kaga Shakeyneyso Waxa ku Dhacay.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sahriina “4 Maalin ayuu i qabay Waana I bikra Jabin waayay …”
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-26T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sahriina “4 Maalin ayuu i qabay Waana I bikra Jabin waayay …”



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments