SADDEX ARIN AYAA JILCIN KARA GUSKAAGA -TAXADAR LAHOW

SADDEX ARIN AYAA JILCIN KARA GUSKAAGA -TAXADAR LAHOW


ADVERTISEMENTS
waxa keena siyaabo badan oo kala duwan haddaba waxa jira 3 arrimood oo guska ragga jilciya waxan muhiim ku ah inaad ogaato saddexdan qodob ee guskaaga jilcinaya si raginimadaada aad u ilaaliso guska ragga oo ah xubin sida caadiga ahba iska jilcan balse marka dareen lagu abuuro uu adagyahay haddaba waxanu hoos ku xusi doona saddexdaasi qodob si aad uga taxadirto

1: seegada ama siigaysiga oo ah shayga koobad ee guska jilciya

2:sigaarka ragga sigaarka cabo guskoogu faa’ido malahan oo dareenka iyo kacsiga ayaa ku yaraada ragga qaarna waxayba sigaarka u cabaan si kacsigu uga yaraado

3:jimicsi la’aanta qofka bini aadamka ah oo dhaqdhaqaaq sameyn waaya xubnihiisa meelkasta jileec bay noqonaysa gus iyo jidhba fadlan ku dadaal in aad jimicsi sameyso si aanad uyeelan xubnaha dumarka

VIDEO JIMICSIGA SHARCIGA AH DAAWO:



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: SADDEX ARIN AYAA JILCIN KARA GUSKAAGA -TAXADAR LAHOW
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-12T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SADDEX ARIN AYAA JILCIN KARA GUSKAAGA -TAXADAR LAHOW



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments