Sacuudiga oo ku gacanseyray HadalObama kasoo yeeray

Sacuudiga oo ku gacanseyray HadalObama kasoo yeeray


ADVERTISEMENTS
Sacuudiga ayaa ku gacanseyray hadalka Obama ee ahaa in aanay dowr weyn ka cayaarin ka hortagga xagjirnimada.

Amir Turki Al-Faysal ayaa sheegay in sirdoonka Sacuudiga ay fashiliyeen weerarro uu ururka Daacish ku qaadi lahaa dalka Maraykanka.

Waxaa kaluu muujiyay inuu ka carooday hadalka Obama ee ahaa in loo baahan yahay in Sacuudiga uu Barige Dhexe la wadaago Iran.


Sacuudiga iyo Iran waxaa ka dhaxeeya loollan adag oo dhanka awoodda ah, kaas oo ku qotoma maammulidda Bariga Dhexe.

Waddamada Gacanka Carbeed ayaa horey Iran ugu edeeyay inay taageerto ururrada shiicada ah ee ay ku eedeynayaan inay qalalaaso ka wadaan Bariga Dhexe.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sacuudiga oo ku gacanseyray HadalObama kasoo yeeray
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-16T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sacuudiga oo ku gacanseyray HadalObama kasoo yeeray



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments