Raga oo aad u naca Dumarka leh Astaamahaan”Dumaroow iska Ilaaliyan waxyaabahaan”Sir culus”

Raga oo aad u naca Dumarka leh Astaamahaan”Dumaroow iska Ilaaliyan waxyaabahaan”Sir culus”


ADVERTISEMENTS
Jariidad ka soo baxda wadanka America oo magaceeda la yiraa Glamour ayaa waxa ay waraysatay wiilal, si ay u ogaato waxa raga xiiso jabiya. Wiilasha ayaa waxa la waydiiyay in ay liis ka qoraan waxyaabaha ugu daran ee gabadhi samayo ee xiisa jabiya wiilasha.


Waxyaalaha ugu daran ee ay wiilashu safka ugu horeeya ku qoreen, oo xiiso jab ku ridaya ayaa waxa ka mid ahayd in ayna xidhan habluhu sharabaado dhaadheer oo u eeg sida shabakada kaluunka lagu soo qabsado. Taasina waxa ay keentaa in aad loo fiirsho gabadh xiran iskaashooyinka noocaas ah. Gabadhii rabta in ay soo jiidato wiilalasha indhahooda waxa u fiican in ay gashato goono.

Waxa kale oo ay wiilashu u arkeen in ay xiiso jab tahay marka ay gabadhi ku aado shaqada kastuumo la’aan iyo rajabeeto la’aan.  Laakiin hadii ay ku joogto guriga kastuumo la’an ayada oo ugu tala gashay sayigeeda ay tahay mid aad u xiiso badan.

Waxa kale oo xiisaha iyo soo jiidashada wiilasha hoos u dhiga marka gabadhi ay aad u mariso dibnaheeda xamuurad ama roseto guduud u ah. Sababtuna ay tahay in xamuuradu ay  wasaqeenayso dharka, taas oo raguna u fasiranayaan in ay gabadhu rabin in sayigeedu dhunkado ama u soo dhawaado. Si kale hadii loo dhigo ayaa ah, ha iga halayn quruxda aan ka helaayo roseetada ii marsan ayay jariidadu ku sii dartay.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Raga oo aad u naca Dumarka leh Astaamahaan”Dumaroow iska Ilaaliyan waxyaabahaan”Sir culus”
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-20T19:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Raga oo aad u naca Dumarka leh Astaamahaan”Dumaroow iska Ilaaliyan waxyaabahaan”Sir culus”



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:00 PM and have 0 comments