Qiso Yaab Leh “Wiil aan Facebook Ka Bartay Ayaan Jacelaaday, Kadib Anigoo Arag Ayuu iguursaday, Balse Markii…

Qiso Yaab Leh “Wiil aan Facebook Ka Bartay Ayaan Jacelaaday, Kadib Anigoo Arag Ayuu iguursaday, Balse Markii…


ADVERTISEMENTS
Qiso Yaab Leh “Wiil aan Facebook Ka Bartay Ayaan Jacelaaday, Kadib Anigoo Arag Ayuu iguursaday, Balse Markii…

Dhibaatooyinka uu  facebook leeyahay oo sii kordhaya iyadoo Sanadkaan Bilawgiisa ay Sii korartay Dhibaatooyinka Gabdhaha Soomaaliyeed loogu geesto Shabakada Bulshada ku Sheekeysato ee Facebook.

Sida aad muuqaalkaan ku Arki doontaan Gabar Magaceeda ku Soo Gaabisay Faatima oo ku Sugan Magaalada Jidaha ee Wadanka Sacuudiga ayaa Todabaadkaan Waxa ay isla Facebook Soo Galisay muuqaal Gaaban oo ay uga Shekeyneyso Arin Layaab leh oo Aysan Qof ku Dhicin iyada ka hor isla markaana ay facebook Kala Kulantay.

Dhacdadaan ayaa ah Gabar Facebook ka sameysay jaceyl Cajiib ah kaasoo ugu Dambeyn Guur isky Rogay iyadoo aan ls’is Arag Balse Maxaa Dhacay Markii la’is Arkay, Bal Daawo muuqaalka ay gabdha Kaga Hadleyso lama Filaanka Kala Qabsaday Wiilka Marka ay Kulmeyn iyo Waxa uu ku Noqday.

HALKAAN  RIIX  OO   DAAWO 



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qiso Yaab Leh “Wiil aan Facebook Ka Bartay Ayaan Jacelaaday, Kadib Anigoo Arag Ayuu iguursaday, Balse Markii…
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-27T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qiso Yaab Leh “Wiil aan Facebook Ka Bartay Ayaan Jacelaaday, Kadib Anigoo Arag Ayuu iguursaday, Balse Markii…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments