Qaar ka mida xanuunada ku dhaca xiniinyaha Oo dawo loo helay

Qaar ka mida xanuunada ku dhaca xiniinyaha Oo dawo loo helay


ADVERTISEMENTS
Sababaha keena Xanuunada xaniin yaha ama qooraha ragga waxaa ka mida wax yaabaha soo socda oo ay ka mid ka yihiin:1: infection ama caabuq ku dhaca xiniin yaha ama

qanjirka prostate ka loo yaqaano iyo sidoo kale infection ama caabuq ku dhaca xarigga epididyms ka loo yaqaano.2: Dhaawac ama jug hore oo ku dhacday xiniin yaha. 3: in qofka uuku dhacocudurka sababa Bararidda xididda qooraha ee “Varicocele” ka loo yaqaanokaas oo sababaya burtuqburtuqyo qooraha darbigiisa kusameysma siiba dhinaca bidix da.4: cudurka

Sheelada “Hydrocele” waxey keeneysaa barar sida in xiniin yaha biyo ku jiraan oo kale.5: Marjiska xaniinyaha “Testicular torsion” wuxuu sababi karaa barar uu la socdo xanuun saaid

ah.6: Eernada qooraha waa barar uu la socdo xanuun mar mar ah laakiin yaraan kara ama dib u noqon kara marka aad jiifato. 1: Bararka mar mar ma yaraadaa mararka qaar kood na ma baaba’aa?2: Marka aad qofaceyso ama aad wax culus qaadeyso bararka ma kordhaa?3: Haddii aad jiifsato bararka mabaaba’aa? 4: Bararka ma wax ka soocan xaniin yaha baa oo

aad gacanta ku qaban karto?5: Xanuunka aad daremeyso goor ma ayuu bilawday mise bararka ayey wada socdeen oo hal mar ayey bilowdeen?6: Bararka ma sii kordhayaa mise waa sidii

uu ku bilowday?haddaba jawaabaha su,aalahan ayaa ah kuwo si rasmi ah u kala cadeyn doona nooca uu yahay cudurka sababaya xanuun ka iyo bararka xiniin yaha ragga soo wajaha

iyadoo dhibaatadan noqotay maal mahan mid in badan lagu arko qaar kamida dadkeena iyadoona ay ugu wacan tahay in cudurada keena xanuunada la xiriira xiniin yaha iyo guud

ahaan xubnaha taran ka ragga aad u kordheen.Haddaba haddii uu jiro cudur xanuun ama barar kaa asiibay xiniin yaha isla markaana uu kuu keenay dhibaatooyin caafimaad iyo kuwo la xiriira xagga taran ka inta ba ama dhibaatooyin ka la xiriira cudurada iyo xanuunada ku dhaca xiniin yaha iyo guud ahaan xubnaha taran ka ay asiibeen qof kamida ehel kaada

asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaadinshaa allaah mahad sanidiin.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qaar ka mida xanuunada ku dhaca xiniinyaha Oo dawo loo helay
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-12T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qaar ka mida xanuunada ku dhaca xiniinyaha Oo dawo loo helay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments