Qaabka aad Kacsiga u Kordhin Karto si aad u Qanciso Xaaskaaga

Qaabka aad Kacsiga u Kordhin Karto si aad u Qanciso Xaaskaaga


ADVERTISEMENTS
Waxaan maanta idiin heynaa barnaamij cusub oo kamid ah barnaamijyadii taxana ahaa ee arimaha bulshada .Maanta qdobkeena wuxuu ku sabsanyahay qaab loo kordhin karo kacsiga si fiicana loogu qancin karo xaaskaaga
Hadaba samee amuurahan hoos ku xusan.
Soo qaado ama soo diyaarso koob Malab ah iyo koob barkii Basal la

ridqay ah, oo isku kari ilaa iyo inta urta basashu ka ba’ayso, markaa hal macalgo ka qaado raashin kasta dabadii, adigaa wax dareemi doone eh. – Macalgo Xabbat sowdo shiidan ah intaad ku jebiso toddoba xabbo
oo ‘Ukun guri’ ah, maalin dhaaf u qaado muddo bil ah, waxaad kala kulantana ha iga qarsan.
Saddex gabal oo Toon ah dalaq sii raashin kasta dabadii markaad cunta cunto


HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN 





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qaabka aad Kacsiga u Kordhin Karto si aad u Qanciso Xaaskaaga
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-16T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qaabka aad Kacsiga u Kordhin Karto si aad u Qanciso Xaaskaaga



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments