Puntland oo war deg deg ah soo saartay (Akhriso Warsaxaafadeed)

Puntland oo war deg deg ah soo saartay (Akhriso Warsaxaafadeed)


ADVERTISEMENTS
Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Garawe waxa ay ku yeesheen kulan gaar ah oo looga arinsanayay duulaanka ay Al-Shabaab kusoo qaadeen deegaano dhaca dhulka xeebta maamulka Puntiland.

Shirka Golaha Wsaiirada Puntiland uu shir gudoominayya Madaxweyne kuxigeenka Maamulkaasi ayaa diirada lagu saaray duulaanka Al-Shabaab kusoo qaadeen dhulka xeebta Puntiland, waxa ayna Maamulka dhaleeceyn usoo jeediyeen ciidamada NATO ee ku sugan xeebaha Soomaaliya oon is hortaga ku sameenin dagaalyananda Doonyaha ku tagay xeebaha Puntiland.


Halkan ka Aqriso War-Murtiyeed kasoo baxay Puntland



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Puntland oo war deg deg ah soo saartay (Akhriso Warsaxaafadeed)
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-18T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Puntland oo war deg deg ah soo saartay (Akhriso Warsaxaafadeed)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments