Puntland oo si adag kaga hadashay dulaanka alshabaab iyo dagaalka socda..

Puntland oo si adag kaga hadashay dulaanka alshabaab iyo dagaalka socda..


ADVERTISEMENTS
Maxamuud Xassan Soocade Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Saxaafadda kula hadlay Garowe,ayaa sheegay inay inay soo afjareen Wajiga 1-aad ee hawlgalka ka dhan ah Kooxda Shabaab ee gudaha u galay deegaanada maamulkaasi.

Wasiir Soocade ayaa sheegay inay mar kale jaanis ay siinayaan Kooxda Shabaab inay isa soo dhiibaan,haddii ay taasi ka dhega adeegaana ay kuso afjarayaan 72-saacadood gudahood.


Ciidamda Puntland ayaa sheeda kala socda firxadka Kooxda Shabaab,waxaana arrimahan ay kuso beegmayaan xilli hawlgalka ka dhan ah Argagxisada uu si habsami leh u socdo.

hadalka Soocadde ayaa imaanaya iyadoo wali uu socdo dagaalkii saaka ka dhex qarxay Alshabaab iyo Ciidanka Puntland kaasoo ka qarxay gobalka Nugaal.

RIIX HAL KAAN OO DHAGAYSO.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Puntland oo si adag kaga hadashay dulaanka alshabaab iyo dagaalka socda..
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-16T19:39:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Puntland oo si adag kaga hadashay dulaanka alshabaab iyo dagaalka socda..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:39 PM and have 0 comments