Naagaha maxay jecelyihiin Galmada ka dib -Sirta daawo

Naagaha maxay jecelyihiin Galmada ka dib -Sirta daawo


ADVERTISEMENTS
Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .

Gabaryaheey si aad ninkaada la haysto uga dhigato isu qurxi , ku dhalaali dhiinkaada qortiisa , roobna uga dhig dhunkasho iyo qoor gilin ogaaw ninku waa cunug weynaaday oo u baahan xanaano.

Qodobada ugu muhiimsan ee loo bahaan yahay in la sameeyo si loo helo raaxo macaan oo aan xishood ku jirin waxaa loo baahan yahay in lala yimaado .

Talaabaada koowaad ee loo baahan yahay waxa ay tahay in labada lamaane ahaadaan kuwo ka fog daal iyo fikir si loo helo gariir macaan oo dhanka galmada ah .
In jirka ahaado mid fir-forcoon maxaa yeelay hadii jirka daalan yahay lama helayo raaxo , ogaaw raaxadana waxa ugu macaan midda saqda dhexe .

In goobta labada lamaane ku raaxeysanayaan ahaato mid jawigeedu degan yahay aan shanqar laheyn ,(Ujeedka waxa ay thay in aysan imaaneyn wax galmada oo socoto joojin kara).

HOOS RIIX KA DAAWO MUUQAALKA:



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naagaha maxay jecelyihiin Galmada ka dib -Sirta daawo
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-12T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naagaha maxay jecelyihiin Galmada ka dib -Sirta daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments