Naagaha ma iloobaan Ninka ugu horeeya Ee wasma bara -VIDEO

Naagaha ma iloobaan Ninka ugu horeeya Ee wasma bara -VIDEO


ADVERTISEMENTS
Dadku waxa y u maleeyaan in ay gabdhuhu ku kaydsadaan kaartoonada kabaha waraaqaha jacaylka, laakiin inta badan kabuhu aad uga muhiimsan yihiin fariimaha ku qoran

waraaqaha. Haweeenku waxa ay ula dhaqmaan kabaha sidii saaxiib qaali ah, sidaa darteedna ay fududahay in ay uga xusuusba badan yihiin ragii maray. Waxa kale oo jirta in hore

baadhitaan loogu ogaaday in haweenku celcelis ahaan ay leeyihiin 19 beer (par)oo kabo ah, laakiin ay 4 peer oo kaliya si caadi ah u isticmaalan. “Xaragada kabaha ayaa iiga

muhiimsan ta dharka. Marka aan magaalada joogo oo wasakh kabaha iga gaarto waan ka tirtiraa, laakiin hadii dharku wasakh iga noqdo kama warwaro.”, sidaas waxa tidhi Amina Ahmed oo ka mid ah akhristayaasha Ladaneey.

RIX HALKAN DAAWO MUUQAALKA HOOSE:



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naagaha ma iloobaan Ninka ugu horeeya Ee wasma bara -VIDEO
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-17T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naagaha ma iloobaan Ninka ugu horeeya Ee wasma bara -VIDEO



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments