Naag Soomaali ah Oo maseer u dishay Ninkeeda Gudaha Maraykanka -VIDEO

Naag Soomaali ah Oo maseer u dishay Ninkeeda Gudaha Maraykanka -VIDEO


ADVERTISEMENTS
Faadumo oo ah soomaali Baantuu ayaa dishay saygeeda xili uu gaarigisa ku dhex jiray goob shidaalka laga qaato 


gobol ku yaala Maraykanka markii ay ku aragtay haweeney kale isaga oo shukaansanaya taasi oo sababtay in ay madaxa ka toogato.



Video kaamirada Qarsan ay duubtay ayaa cadeen ku filan noqday waxaana booliiska ay ka qabteen xaafad ay baxsi ahaan u tagtay ka dib Toogashada.



HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naag Soomaali ah Oo maseer u dishay Ninkeeda Gudaha Maraykanka -VIDEO
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-23T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naag Soomaali ah Oo maseer u dishay Ninkeeda Gudaha Maraykanka -VIDEO



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments