Maxay ka dhigan tahay in bangiga Barclays uu isaga guuro Afrika?

Maxay ka dhigan tahay in bangiga Barclays uu isaga guuro Afrika?


ADVERTISEMENTS
Bangiga laga leeyahay Britain ee Baclays, ayaa waxa uu ku dhawaaqay qorshe uu ku gadayo saamiyadiisa Afrika, halkaasi oo uu ka shaqeynayay muddo ka badan 100 sano.

Beecinta saamiyada bangiga ayaa waxa ay ka mid tahay dib u habeyn baahsan oo lagu sameynayo bangiga kaddib markii qiimaha saamiyada bangiga uu hoos u dhacay kala bar sanadkii la soo dhaafay.

Barclays ayaa sheegay in laba ama saddexda sano ee soo socota uu dhimayo saamigeeda gaaraya boqolkiiba 62 ee Afrika si uu diiradda markale u saaro howlaha kale ee wax soo saarka ee shirkadda.

Haddaba waxaannu la xiriirnay Balal Maxamed Cismaan oo ka faalooda arrimaha dhaqaalaha, waxa uu u warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare oo marka hore waydiiyay saameynta dhaqaalaha Afrika uu ku yeelan karo go'aanka bangiga uu kaga guurayo Afrika?



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Maxay ka dhigan tahay in bangiga Barclays uu isaga guuro Afrika?
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-02T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxay ka dhigan tahay in bangiga Barclays uu isaga guuro Afrika?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments