Maxaa Kalifa In ay Sidaan sameeyaan Dumarka Soomaaliyeed -DAAWO MUUQAALKA

Maxaa Kalifa In ay Sidaan sameeyaan Dumarka Soomaaliyeed -DAAWO MUUQAALKA


ADVERTISEMENTS
Dad badan ayaa is weyddiiya waxay leeyihiin marka aan ku cusbaa guurka aad baan u dareemi jiray raaxo macaan badan, laakin hadda aad uma dareemo, waxay u maleeyaan xaaska inay isbaddashay marka ay da’da yarayd inay ka fiicnayd hadda, sidoo kale naagta iyada way isla yaabaysaa muddo kaddib marka ay dareento inaysan si fiican ugu raaxaysanaynin, bal nimanka qaarkooda waxay raadiyaan naag kale inay guursadaan si ay uga helaan raaxo siyaado ah, qaar baa garoobada buurbuuran raadsado oo da’da yar, wuxuu is leeyahay kuwaas ayaa baahidadaad buuxin kara, laakin waxaad ogaataa galmada marka ay raaxada leedahay waa marka aad muddo mooganaato, oo biyahaaga ay bataan tusaale ahaan shan maalmood ama toaddoabaad way ka duwan tahay marka aad jimaac samaynaso habeen kasta, haddii aad badsato, oo maalin kasta aad samayso waxaa laga yaabaa sheekada oo dhan inay isu baddasho daal iyo dhidid iyo alimiindo keliya, oo raaxada dhan ay kaa tagto,

markaas waxaad u malaynaysaa gabadha inay isbaddashay ama ay foolxumo soo weerartay, dad badan way umaleeyaan  inay xaasaskooda u dhamaatay oo ay weynaadeen oo aysan ka heli raaxada sariirta, waxaan kuu sheegayaa galmada raaxadeeda waxay ku jirtaa inaad u xiisto oo jirkaaga biyabax fiican uu ka helo, ma aha inaad iska keento adoon u baahnayn taas raaxo kuma jirto bal waxaa dhici karta in bahalkaaga damo adoo shaqada wado, markaas aad u malayso inay kuu dhmaatay meesha ayaa shaki kaaga bilaabanayaa, waxaad gaaraysaa heer aad ninimadaada  ka shakiso oo aad is dhahdo maxaa igu dhacay markii hore waan fiicnaa bee, sidey wax u jiraan bahalkayga waa daciifay sida la rabay uma taagmo, waxaa laga yaabaa ragga qaar inay eedda saaraan dumarka siiba kuwa fircooniga u gudan oo jirkooda aan dadka soo jiidanin, aad bay muhim u tahay inaad galmada waqti munaasib ah u yeesho raaxada naagaha yaryar iyo kuwa waaweyn adiga ayay kugu xiran tahay, arrintan waxay u eg tahay marka ay gaajo daran ku hayso cuntada aad bay kula macaan tahay maxaa yeelay muddo ayaad mooganaatay, laakin marka aad dhergan tahay cuntada fiican xitaa ma cuni kartid waayo waad buuxdaa caloosha cunto ayaa ku jirta, dhalinyarada maalin waalba seegaysta uma seegaystaan raaxo keliya caado ayay u noqotay, qofka wixii ku bato kuma raaxaysto wax kasta ha iska badinin

HALKAAN RIIX MUQAALKA



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Maxaa Kalifa In ay Sidaan sameeyaan Dumarka Soomaaliyeed -DAAWO MUUQAALKA
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-23T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxaa Kalifa In ay Sidaan sameeyaan Dumarka Soomaaliyeed -DAAWO MUUQAALKA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments