Makadooniya oo celinta qaxootiga u isticmaashey Gaaska ilmada keena daawo

Makadooniya oo celinta qaxootiga u isticmaashey Gaaska ilmada keena daawo


ADVERTISEMENTS
Booliska dalka Makadooniya (Macedonia) ee bariga Yurub ayaa gaaska ilmada keena u isticmaaley dad magangelyo doon ah oo doonayey in ay u soo gudbaan Waqooyiga iyo Galbeedka Yurub. Dadka loo isticmaaley gaaska waxaa kamid ahaa caruur aad u yar yar oo la socotey waalidkood.

Makadooniya oo xirtey xuduudka ay la wadaagto Giriiga ayaa ku horjoogsatey kumaankun qaxooti ah xadka ay la wadaagaan Giriiga.

Qiyaastii 6 500 oo qof oo magangelyo doon ay ayaa ku xaniban xuduudka Makadooniya, ilaa 500 oo ka mid ahaa dadkaas ayaa jiiray Booliska oo u gudbey dhanka Makadooniya.

Dadkan ayaa ku qaylinaayey “Xuduudka noo fura waan idinka gudbeynaa idinka idiinma socono”

Xaaladda xuduudkaas ayaa ah mid aad u liidata waxaana banaanka xuduuda ku sugan kumaankun qof oo ay ka mid yihiin haween iyo caruur.

Dadkan qaxootiga ah ayaa u badan kuwo ka soo jeeda dalka Siiriya.


GUJI HALKAAN KA DAAWO





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Makadooniya oo celinta qaxootiga u isticmaashey Gaaska ilmada keena daawo
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-01T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Makadooniya oo celinta qaxootiga u isticmaashey Gaaska ilmada keena daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments