Maanta ka dib lama bixi kartid 50 magac oo dawlada sucuudigu mamnuucday(cajiib)

Maanta ka dib lama bixi kartid 50 magac oo dawlada sucuudigu mamnuucday(cajiib)


ADVERTISEMENTS
Marna ma ku fakartay inaad ku noolaato wadanka sucuudiga mase tahayba qof ku nool oo ku hamiyaya inuu caruur ku dhalo, jawabtadu haday tahay haaa, maanta ka dib lama bixi kartid in ka badan 50 magac oo laga mamnuucay dalka Sucuuudiga.
Dawlada saudi arabia ayaa mamnuucday in ka badan 50 magac oo dadku la baxaan, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha ee dalkaasi waxay magacyadani ka hor imanayaan dhaqanka ama diinta boqortooyada.
Warkan oo lagu faafiyay warbaahinta gudaha waxa lagu war galiyay waalidiinta ku dhaqan dalka in wixi maanta ka danbeeya u bixin karin caruurtooda magacyada ay dawlada sheegtay in la mamnuucay.
Magacyada aya siday warbixintu xustay loo aanaynayaa inay yihiin kuwo ka hor imanaya dhaqanka diinta islaamka iyo kuwo lagu sheegay inay yihiin magacyo shisheeye oo aan haboonayn in qof loo bixin karo.
waxa kale oo xusid mudan in magacyada la diiday ay ku jiraan kuwo tilmaamaya boqornimo ama awood aanu bani’aam lahayn sida sumuw (qofkii sareeyay), malek(boqor), malika(boqorad) iwm.

Hoos kaga bogo magacyada:

Malaak
Abdul Aati
Abdul Naser
Abdul Musleh
Binyamin
Naris
Yara
Sitav
Loland
Tilaj
Barrah
Abdul Nabi
Abdul Rasool
Sumuw
Al Mamlaka
Malika (boqorad)
Mamlaka (boqortoyo)
Tabarak (barako badane)
Nardeen
Sandy
Rama (allah luqada hinduga)
Maline
Elaine
Inar
Maliktina
Maya
Linda
Randa
Basmala (hadalki ilaahay)
Jibreel
Abdul Mu’een
Abrar
Iman
Bayan
Baseel
Wireelam
Nabi (prophet)
Nabiyya (female prophet)
Amir (prince)
Taline
Aram
Nareej
Rital
Alice
Lareen
Kibrial
Lauren



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Maanta ka dib lama bixi kartid 50 magac oo dawlada sucuudigu mamnuucday(cajiib)
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-31T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maanta ka dib lama bixi kartid 50 magac oo dawlada sucuudigu mamnuucday(cajiib)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments