Ku guulayso Galaxy S7 Edge, si fudud uga qayb gal

Ku guulayso Galaxy S7 Edge, si fudud uga qayb gal


ADVERTISEMENTS
 Ku guulayso Galaxy S7 Edge, si fudud uga qayb gal


Galaxy S7 Edge waxa uu suuqa soo galay badhtamihii mishan aynu ku jirno ee March, qiimihiisu waxa uu ku dhawyahay 1000 Dollarka maraykanka ah, hadaba Faaido.com waxa ay kuu soo gudbinaysaa fursad aad kaga qayb gasho nasiibkaagana ku tijaabiso, Mobilekan waxa bixinaya websiteka caanka ah ee la yidhaahda android authority oo caan ku ah in uu bixiyo bil kaste hal mobile oo aad u qiimo sareeya..Fadlan riix linkiga hoos.



Si aad uga qayb gasho waxaad gujisaa hoos, kadib marka aad websiteka android authority gasho waxa shuruud uu websiteku kaaga dhigayaa in aad like saarto facebook, markaste oo aad like sii saartana dhibcaha guushu way sii badanayaan sida whatsapp, google plus iyo snapchat.





Halkan Riix



Nasiib Wacan Ayaan Kuu Rajaynaynaa

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ku guulayso Galaxy S7 Edge, si fudud uga qayb gal
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-30T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ku guulayso Galaxy S7 Edge, si fudud uga qayb gal



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments