Kordhinta Raaxada iyo Macaansiga Galmada oo La’ogaaday in Ay Ku Jirto Arin Lama Filaan ah…

Kordhinta Raaxada iyo Macaansiga Galmada oo La’ogaaday in Ay Ku Jirto Arin Lama Filaan ah…


ADVERTISEMENTS
Awoodda dareenka macaansi waxa uu ku xiran yahay sida ay isu haystaan labada isu galmoonaya iyo dhaqdhaqaaqooda xilliga ay galmadu dhacayso, taasi oo iyana ku xiran hadba aqoonta ay u leeyihiin arrintaasi.
Waxa jirtay in aqoon yahan hore uu yiri: (Macaanta galmadu ma waarto haddii loo joogteeyo hal qaab, oo aan lagu beddelin qaabab kale).
-Ka hortagga dhibaatooyinka iyo dhaawacyada caafimaad darrida keena.
Dhibaatooyinkaasi oo si gaar ah khatar ugu ah haweeneyda uurka leh iyo ilmaha caloosheeda ku jira labadaba
Dhibaatooyinka caynkaasi ah waxa looga hortegi karaa in la isugu galmoodo qaabka ku habboon marxalad kasta.
Xakamaynta uurka. Waxa la hubiyey in qaab kasta oo kordhiya macaanta xilliga galmadu uu sidoo kale kordhiyo suuragalnimada uur-qaadista.
Qaabka fududeeya in biyaha lagu tuuro gudaha hoose ee cambarku, waxa uu fududeeyaa inay xawadu u gudubto ilma-galeenka.
Ha yeeshee fursadda uur-qaadistu waxay yaraataa kolka la isticmaalo qaab keena inay xawadu dibadda u soo baxdo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Kordhinta Raaxada iyo Macaansiga Galmada oo La’ogaaday in Ay Ku Jirto Arin Lama Filaan ah…
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-21T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Kordhinta Raaxada iyo Macaansiga Galmada oo La’ogaaday in Ay Ku Jirto Arin Lama Filaan ah…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments