John Abraham “Aadban U Jeclahay Daawashada Filimada Aamir Khan Sameeyo”

John Abraham “Aadban U Jeclahay Daawashada Filimada Aamir Khan Sameeyo”


ADVERTISEMENTS
Murqaaniga Bollywood­ka ayaa ka dhawaajiyay inuu marwalbo xiiseeyo filimada uu sameeyo Mr. Perfectionist Aamir Khan.                                                                                       

Jon Abraham oo xayeysiin u sameenayay filimkiisa cusub Rocky Handsome ee haatan tiyaatarada saaran ayaa ka dhawaajiyay in Bollywood­ka laga rabo sameynta aflaan xambaarsan fariimo kala duwan.                                                                                                   
John wuxuu yiri “Waxaa wanaagsan inaan marwalbo hormarino tayada filimadeena sidoo kalena aan la socono baahida daawadayaasheena” “Waayo lama joogo xiligii aan iska sameyn jirnay fariintii aan rabno sidoo kalena daawadayaasha u deyn jirnay inay filimkeeda go’aan ka gaaraan” “Waxaa qasab ah inaan hal abuur la imaano sida Aamir Khan oo ah xidig marwalbo sameeyo aflaan fariimo dadka soo jiidan karo la imaado” “Aadban u jeclahay daawashada filimka Aamir Khan hogaamiyaha ka yahay waayo marwalbo sheeko ahaan dhambaal cuusb ayay xambaarsan yihiin”



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: John Abraham “Aadban U Jeclahay Daawashada Filimada Aamir Khan Sameeyo”
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-30T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
John Abraham “Aadban U Jeclahay Daawashada Filimada Aamir Khan Sameeyo”



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments