Indha-cadde oo ka Shifay Sirta Shabaabka ku duulay P/land

Indha-cadde oo ka Shifay Sirta Shabaabka ku duulay P/land


ADVERTISEMENTS
Wasiir Dowlihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ayaa ka hadlay Shabaabka  ku duulay xeebaha  Deegaanada Maamulka Puntland.

Indho cadde ayaa sheegay in Shabaab ay Puntland u tageen Saddex Arrimood oo kala ah,in ay Qalqal galiyaan  Amniga Puntland,in ay doonayaan Tagitaanka Buuraleyda Galgala maadaama lagu jabiyay Koofurta Soomaaliya oo Mareykanku uu ku Duqeeyay iyo sidoo kale in ay doonayaan Qorshe ah in Xoog ay ku soo furtaan Maxaabiis Shabaab ah oo Puntland gacanta ugu jira islamarkaana Shabaab Muhiim u ah.

Sidoo kale Indha-cadde ayaa sheegay in Xiligaan aan oo baahneyn in Puntland iyo Dowladda federaalka ay isku Eedeeyaan Shabaab,balse Muhiimadu ay tahay in Shabaab ay yihiin Cadawga Ummadda Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Indha-cadde oo ka Shifay Sirta Shabaabka ku duulay P/land
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-17T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Indha-cadde oo ka Shifay Sirta Shabaabka ku duulay P/land



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments