Go,aan Laga Gaaray Qilaafkii Hogaanka Nusoj

Go,aan Laga Gaaray Qilaafkii Hogaanka Nusoj


ADVERTISEMENTS
waxa maanta arbaca ah bayaan soo saaray gudiga xal u,helista qilaafka kadhex jira ururka suxufiyiinta qaranka somaliyed ee nusoj,waxaana ururka uu sheegay maanta laga bilaabo in ururka uusan laheyn wax hogaana ama xog heyn taas oo micnaheedu yahay in cumar faaruuq iyo maxamed bakistaan wax xil ah aaysan ururka kaheyn madaamada labaooda aay isku ahyeen hogaanka ururka taas oo soo gabagabeeneysa in labada rux qilaafkoda halkaa lagu dhameeyo

ururkaan xal uhelista qilaafka nusoj ayaa ugu baaqay cumar faaruuq iyo maxamed bakistan in usoo diyaar garoobaan sidii loo sameyn lahaay doorasho cusub kuwaas oo lagu soo dooranayo dadki hugaamin lahaay ururka

waxaana dowlada dhexe iyo urarada saxaafada somalida taageero aay arinkaan tageeraan oo aysan go,aankaan kahor imaan oo aysan faragalin kusameyn



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Go,aan Laga Gaaray Qilaafkii Hogaanka Nusoj
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-16T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Go,aan Laga Gaaray Qilaafkii Hogaanka Nusoj



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments