EU oo beenisay inay faquuqdo Soomaalida

EU oo beenisay inay faquuqdo Soomaalida


ADVERTISEMENTS
Midowga Yurub ayaa sheegay in ay baaritaan ku samaynayaan eedeymo sheegaya n xaruntooda ay ka dhisanayaan magaalada Muqdisho aysan u ogolaan doonin in qof soomaali ah uu ka shaqeeyo. Arrintan ayaa dood kulul ka dhex dhalisay baraha bulshada, ka dib markii lagu shaaciyey Saxaafada internetka ee Dalsoor Media.


Wakiilka midowga Yurub u qaabilsan Somalia Michele Cervone D'urso ayaa BBC-da arintaasi uga waramay.


Rage Xasan ayaa weeydiiyay in uu marka hore xaqiijiyo jiritaanka heshiiskaasi.

RIIX HALKAAN



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: EU oo beenisay inay faquuqdo Soomaalida
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-26T10:05:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
EU oo beenisay inay faquuqdo Soomaalida



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:05 AM and have 0 comments