Donald Trump oo difaacay cabirka xubinta tarankiisa xili uu…

Donald Trump oo difaacay cabirka xubinta tarankiisa xili uu…


ADVERTISEMENTS
Xili uu ka qeyb galayay dooda xisbiga Jamhuuriga, ayaa Donald Trump, waxa uu sheegay ineey leeyahay Xubin taran oo weyn.

Xaqiiqdii tani waa dhacday oo waa dhab…

“Fiiriya gacmahayga, ma gacmo yar yar baa? hadii aan leeyahay gacmo yar, waxaa waajib ah in asigana uu yaryahay”, ayuu yiri Trump oo ka jawaabayay hadal lagu duray, kaasoo ah in Xubintiisa taranka ay yartahay.

Trump oo caam ku noqday inuu si shaqsi ah u weeraro musharixiinta kale, ayaa markaan waxaa isna duray Rubio. kaasoo ku eedeeyay inuu leeyahay Gacmo yar yar, oo ula jeeday xubintiisa taranka.

Halkaan ka daawo Dooda dhex martay:



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Donald Trump oo difaacay cabirka xubinta tarankiisa xili uu…
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-04T23:27:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Donald Trump oo difaacay cabirka xubinta tarankiisa xili uu…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:27 PM and have 0 comments