Diyaarad Rakaab oo Goor dhow Hawada ku Bur Burtay iyo Rakaabkii .Sawiro

Diyaarad Rakaab oo Goor dhow Hawada ku Bur Burtay iyo Rakaabkii .Sawiro


ADVERTISEMENTS
Diyaarad siday 61 Qof oo 55 kamid ah ay yihiin Rakaab ayaa Goor dhaw ku burburtay Rostov-on-Don oo ku taalla Koofurta Wadanka Ruushka.

Wararka laga helayo Burburka Diyaaradda ayaa sheegaya in Diyaaradu ay Cad cad u burburtay islamarkaana aysan jirin Cid ka badbaaday Diyaaradda.

Saraakiisha Ruushka ee Magaalada Rostov-on-Don ayaa sheegay in Diyaaradu ay Hawada ku jirtay Mudio Labo Saacadood ah ka hor inta aysan Burburin,waxaana ay Burburtay mar ay dooneysay in ay soo degato.

Sidoo kale waxaa halkaas gaaray Saraakiisha Gurmadka deg deg ah,kuwaas oo Aruurinaya Meydadka ku dhintay Shilka Diyaaradda.






ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Diyaarad Rakaab oo Goor dhow Hawada ku Bur Burtay iyo Rakaabkii .Sawiro
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-19T19:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Diyaarad Rakaab oo Goor dhow Hawada ku Bur Burtay iyo Rakaabkii .Sawiro



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:30 PM and have 0 comments