Daawo Video:- Haweeney Kasheekeynaysa Afar Nin Oo Kufsanaysay Mid Kamid Ah Xubinta Taranka Ilkaheeda Kaga Jartay

Daawo Video:- Haweeney Kasheekeynaysa Afar Nin Oo Kufsanaysay Mid Kamid Ah Xubinta Taranka Ilkaheeda Kaga Jartay


ADVERTISEMENTS
Haweeeneydan oo u dhalatay Dalka Lubnan ayaa ka sheekeysay arin ay kula kaceen 4 nin oo usoo jihaysatay in ay ka adeegtaan iyadoona mid kamid ah gaarsiisay dhaawac halis ah .


Haweeneydan oo ilkaheeda ku goysay Xubinta ugu muhiimsan xubnaha raga ayaa sheegtay in ay dhibaato xoogan u geysteen xili ay ku sugneyd beer ay tacbaysay iyagoona ula baxsaday beero ka fog beerta ay ku sugneyd .




Haweeneydan oo ooyinta ay wehel u aheyd intii uu waraysiga socday ayaa aad u xishoonaysay mararka qaar oo ay su’aalo halis ah weydiinayeen Laba Gabdhood oo wariyeyaal ah .


HALKAN KA DDAAWO




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Video:- Haweeney Kasheekeynaysa Afar Nin Oo Kufsanaysay Mid Kamid Ah Xubinta Taranka Ilkaheeda Kaga Jartay
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-01T02:13:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Video:- Haweeney Kasheekeynaysa Afar Nin Oo Kufsanaysay Mid Kamid Ah Xubinta Taranka Ilkaheeda Kaga Jartay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:13 AM and have 0 comments