Daawo:-Fanaanada Nasteexo indho oo Lagu Xidhay Garoon ku yaala Dalka Maraykanka, kadib Soomali Dacweysay

Daawo:-Fanaanada Nasteexo indho oo Lagu Xidhay Garoon ku yaala Dalka Maraykanka, kadib Soomali Dacweysay


ADVERTISEMENTS
Daawo:-Fanaanada Nasteexo indho oo Lagu Xidhay Garoon ku yaala Dalka Maraykanka, kadib Soomali Dacweysay


Fankii Soomaaliyeed ayaa Gaadhay heer la isku dacweeyo garoomada diyaaradaha ee transit-ka lagu yahay? waxaana la yaab noqotay markii Rag iyo dumar ay dacwo been ah ka sameeyeen Fanaanada Nasteexo Indho, taas oo loo gudbiyey waaxda socdaalka ee dalka Mareykanka,si aysan u gaarin Columbus Ohio oo ay jimcaha Bandhig Faneed ku leedahay?


Fanaanada ayaa mudo Saacado ah Lagu xidhay Garoon ku yaala dalka Maraykanka, Iyadoona markii danbe lasii daayey oo sii wadatay Safarkeeda, Waxayana ka warantay sidii wax u dhaceen Markii ay gaadhay Columbus.


HALKAN KA DAAWO VIDEO



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo:-Fanaanada Nasteexo indho oo Lagu Xidhay Garoon ku yaala Dalka Maraykanka, kadib Soomali Dacweysay
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-19T02:18:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo:-Fanaanada Nasteexo indho oo Lagu Xidhay Garoon ku yaala Dalka Maraykanka, kadib Soomali Dacweysay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:18 AM and have 0 comments