Daawo: Booliska Hargeysa oo Xabsiga dhigay Wan Hirti ku dilay..

Daawo: Booliska Hargeysa oo Xabsiga dhigay Wan Hirti ku dilay..


ADVERTISEMENTS
Wan hirdiyey Wan kale ayaa saldhiga xaafadda Daami loo taxaabay kadib markii uu hirdi xoog badan madax kala eegtay isla markaana uu halkaas ku naf waayey Wankii kale.

Muuqaal laga soo duubay gudaha saldhiga Daami ayaa waxaa ka soo dhex muuqday Wanka hirdida ku dilay Wanka kale, waxaana ag joogay askarr isaga oo ku xidhnaa geed saldhiga ku dhex yaala.


Sarkaal ka tirsan saldhiga oo Video ka dhex muuqday ayaa sheegay .
“Waa dhagar qabe, meeshu waa saldhig oo waxba laguma sawiro aqalkiina ku sawirta anigu maxkamadda ayaan gaynayaa ama dil halagu xukumo ama hala sii daayo”.
Gabadh goob jooge ahayd oo Iyana ka muuqatay Video labaad oo laga soo duubay goobta shilku ka dhacay.


Halkan Ka Daawo Wanka



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo: Booliska Hargeysa oo Xabsiga dhigay Wan Hirti ku dilay..
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-25T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo: Booliska Hargeysa oo Xabsiga dhigay Wan Hirti ku dilay..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments