DAACISH oo si adag kaga hadashay Dagaalada kasocda PUNTLAND…

DAACISH oo si adag kaga hadashay Dagaalada kasocda PUNTLAND…


ADVERTISEMENTS
Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Siiriya & Ciraaq ayaa Baraha Wararka lagu faafiyo ee taageersan ku shaaciyay muuqaalka hogaamiyaal Daacish ah oo ka hadlaya alshabaabka Soomaaliya iyo dagaalka kala dhaxeya.

Hogaamiyaasha Daacish ka tirsan ee muuqaalka soo duubay ayaa sheegay in Awooda Alshabaab ee Soomaaliya ay hoos u dhacday islamarkaana ay ku baaqayaan in ay midoobaan si loo xoojiyo dagaalka ay kula jiraan waxa ay ugu yeereyn cadawga alle.

Saraakiishaan u hadlay daacish ayaa sidoo kale sheegay in ay il gaar ah ku hayaan Jabka alshabaab gaaray markii ay duulaan aan loo fiirsan ku qaadeyn deegaanada maamulka Puntland.

Daacish ayaa ku eedeysay Kooxda Alshabaab in ay bilawday falal ay ku dileyso xubnaha iyaga iskaga taga ee raba in ay ku biiraan Daacish taasina ay tahay mid ka fog xaqiiqda dagaalada ay wadaan.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAACISH oo si adag kaga hadashay Dagaalada kasocda PUNTLAND…
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-22T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAACISH oo si adag kaga hadashay Dagaalada kasocda PUNTLAND…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments