Belgium oo qiratay inay qalad samaysay

Belgium oo qiratay inay qalad samaysay


ADVERTISEMENTS
Belgium ayaa qiratay inay samaysay qalad la xiriira mid ka mid ah nimankii weerary Brussels.

Turkey ayaa sheegtay Arbacadii inay xirtay oo soo masaafurisay Brahim el Bakraoui bishishii June ee sanadkii hore, iyadoo u digtay Belgium inuu dibada ka soo dagaalamay, laakiin la iska indho tiray.


Wasiirada arrimmaha gudaha iyo cadaalada ee Belgium ayaa doonayay inay iscasilaaan, laakiin ra'iisalwasaaraha ayaa ka diiday inay is casilaan.

Weerarkii isqarxinta ee Talaadadii lagu qaaday Brussels ayaa waxaa sheegtay inay qaadeen kooxda lamagacbaxday dowladda islaamiga ee IS.

Weerarka waxaa ku dhintay 31 qof, waxaana ku dhaawacmay ilaa 300.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Belgium oo qiratay inay qalad samaysay
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-26T10:06:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Belgium oo qiratay inay qalad samaysay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:06 AM and have 0 comments