Arrag sawir xaqiiq ah oo laga sameeyay dhagarta AMISOM iyo Al-shabaab ay u maleegayaan shacabka

Arrag sawir xaqiiq ah oo laga sameeyay dhagarta AMISOM iyo Al-shabaab ay u maleegayaan shacabka


ADVERTISEMENTS
 Xaqiiqda sawirkaani ayaa ah mid ka turjumaaya dhagarta Dagaal ee u dhexeysa Ciidamada AMISOM iyo kuwa maleeshiyaadka Al-shabaab.

Dagaalada u dhexeeya Ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa ah mid lagu hagardaaminaayo Shacbiga Soomaaliyeed, iyada oo ujeedku yahya in mar waliba la baabi’iyo shacbka aan waxba galabsan.

Xigmada ku jirta sawirka ayaa ah in Ciidamada Nabad ilaalinta ee laga sugaayay xaqiijinta amniga Somalia, ay yihiin kuwo u janjeera dhanka maleeshiyada Al-shabaab.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaan u kala rooneyn Ciidamada AMISOM iyo maleeshiyaadka Al-shabaab oo labaduba ka mideysan xasuuqa shacabka.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Arrag sawir xaqiiq ah oo laga sameeyay dhagarta AMISOM iyo Al-shabaab ay u maleegayaan shacabka
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-06T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arrag sawir xaqiiq ah oo laga sameeyay dhagarta AMISOM iyo Al-shabaab ay u maleegayaan shacabka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments