Alfanaan Maxamed Aalta Ma furaa mise waan u dulqaata . ila tali Fadlan Bulshooy

Alfanaan Maxamed Aalta Ma furaa mise waan u dulqaata . ila tali Fadlan Bulshooy


ADVERTISEMENTS
Ka: Alfanaan Muhamed Aalta Asc bahda rer wacdaraha talo waa tii rabi talo ada ubahane ayada kuma bahna talo walkii diida waa taran turoda inta mahmah ee talo ku sabsan runti inta kuma so kobi karo bal ila taliya oo ma iskaga taga waxan ahay xasle sidas ay tahay gabadha an qabo xalado badan ayan isla so marnay dhibkeda inta badan ani ayay i marsisay kadib wan furay sidas ay tahay waxay ahayd qof an cidna meshan jogo ujogin runti adna way ijeclayd kadib wan ku noqday ur ayayna bananka igu qaday waxayna ibalan qaday in wax walbo dhaho u hogansamayso waxna ay iga maqlayso ana in an cidlaynayn ayan ubalan qaday lkn markan guri wada dagnay noloshana qaybsanay wax walbo sidi hore ayay kuso noqden wax is maqal ah xushmad ah majiran waxan dhoho mel kama qado ani dhan nerfan noqda markan go’an garo diban isku ceshta oo qoftan wa xamilo mel ad uga tagto iyo cidkalo mesha ujogto malahan ayan dhaha haben hadu dagal na dhexmarin habenka labad wan is dagalna dulqadki aya iga dhamaday dhan walbo ha ahade dhan dhaqalo dhan dhaqan dhan wax maqal intaba majiro bahda Wacdaraha dumar usamir ama ka samir ayaa la dhahay dhan walbo wan ka dale sidan ugu samraye siden wax yela ila taliya oo ma iskaga taga talo waa tii rabi wad mahadsantihiin.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Alfanaan Maxamed Aalta Ma furaa mise waan u dulqaata . ila tali Fadlan Bulshooy
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-13T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Alfanaan Maxamed Aalta Ma furaa mise waan u dulqaata . ila tali Fadlan Bulshooy



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments