XOG: Tirada xubnaha ay heli doonaan Maamulada Aqalka Sare ee Baarlamaanka cusub + Qaabka loo Qeybiyey

XOG: Tirada xubnaha ay heli doonaan Maamulada Aqalka Sare ee Baarlamaanka cusub + Qaabka loo Qeybiyey


ADVERTISEMENTS
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalkaka jira iyo min 3 xubnood oo loo kordhiyay maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka soo baxday.

Xubnaha Madasha qaarkood ayaa xogtan bixiyay iyadoo la qoray xubnaha beel kasta kasoo gaaraya Aqalka sare marka lagu saleeyo heshiiska ay dowladda Federaalka iyo Beesha caalamka gaareen.
Haddaba xubnaha Beesha Daarood ka heleyso Aqalka sare ee Baarlamaanka 2016 ayaa noqonaya sida soo socota

Maamulada Xubnaha

Puntland 8
Jubbaland 6
Galmudug 1
Wadarta 15

Guud ahaa tirada Aqalka sare waa 54 xubnood, waxaana loo qeybiyay sida soo socota:

Maamulada Tirada xubnaha

Somaliland 11
Puntland 11
Galmudug 8

Shabeele/Hiiraan 8

Banaadir 0
K/Galbeed 8
Jubbaland 8

Wadarta 54




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: XOG: Tirada xubnaha ay heli doonaan Maamulada Aqalka Sare ee Baarlamaanka cusub + Qaabka loo Qeybiyey
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-03T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
XOG: Tirada xubnaha ay heli doonaan Maamulada Aqalka Sare ee Baarlamaanka cusub + Qaabka loo Qeybiyey



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments