Xabsiyada Ruushka oo saxarada la is cunsiiyo: Video

Xabsiyada Ruushka oo saxarada la is cunsiiyo: Video


ADVERTISEMENTS
 Muuqaal naxdin badan ayaa laga soo duubay xabsi u yaal magaalada Yekaterinburg ee dalka Ruushka, kaasoo muujinaayo naxariis darada loola dhaqmo maxaabiista ku jirta xabsigaasi oo lagu magacaabo Penal Colony 


Mid ka mid ah maxaabiista ku jirta xabsigaasi ayaa muuqaal ay ka duubeen askarta xabsiga oo ay heshay Daily Mail ayaa muujinaaya isagoo godka suuliga madaxa loo gelinayo isla markaana mid ka mid ah askarta uu ku dul kaadinaayo, sidoo kale waxaa muuqaalka ka muuqda sida arxan darada ee loo jirdilayo inta dharka laga siibo.


Muuqaalkaan ayaa hay’addaha u dood xuquuqda aadanaha ay ka qeyliyeen, iyagoo sheegay in taasi ay dhaaftay xadgudub iyo ku tumasho xuquuqeed.


HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Xabsiyada Ruushka oo saxarada la is cunsiiyo: Video
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-21T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xabsiyada Ruushka oo saxarada la is cunsiiyo: Video



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments