warbixin Cusub: Shiirka raga oo aad u kiciya dareenka naagta

warbixin Cusub: Shiirka raga oo aad u kiciya dareenka naagta


ADVERTISEMENTS
Ma istiri waligaa aad baad u shiir badantahay? mase mala socotaa in shiirka uu yahay mid wax taro? masa mala socotaa in qofba qofka uu ka shiir badanyahay dumarka ay ka jecelyihin?
Aadamaha waa mid jecel nadaafada iyo carafta, qof jecel ma jiro in uu noqdo qof shiirkiisa ay dadka ka didaan ama laga yaq yaqsada, hada hadii aad shiir badantahay niyada ha iska xumeen, waxaa tahay dooqa dumarka ninka ay igu jecel yihiin marka la sameenayo galmada.
Daraasad ay soo saartay jaamacada lagu magacaabo University of California, Berkeley ayaa sheegtay in ragga shiirkooda uu qeyb ka qaato kicinta dareenka dumarka, warbixinta ayaa sheegtay in ragga aadka shiira in ay usahantahay in xaasaskooda isla markiiba ay dareen galiyaan, sida daraasada lagu xusay ayaa ah in shiirka uu wato waxyaabo kiimikaal ah () taas jirka sare ee maqaarka ka soo baxda kadibna isku badasha bacteria taas oo sababta in ay dumarka ka sii qaataan xaraarad.
warbixinta kuma koobin oo kaliya in raga shiirkooda uu yahay mid dumarka ka saacida kicista dareenkooda balse waxay sii raacisay dumarka sidoo kale leh shiirka iyagane ee awood uleeyihiin in kiciyaan ragga dareenkooda.
warbixintaan ma dhiiri galineeso in aad noqoto qof dhaqaaleesta shiirkiisa, warbixinta ayaa sheegtay in shiirka uu yahay kan ka dhashta fal galka nimanka iyo naagaha.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: warbixin Cusub: Shiirka raga oo aad u kiciya dareenka naagta
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-08T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
warbixin Cusub: Shiirka raga oo aad u kiciya dareenka naagta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments