Waraa jiri doona:Shah Rukh Khan oo bilaawaya duubista Filimka Akshinka ah ee Don 3

Waraa jiri doona:Shah Rukh Khan oo bilaawaya duubista Filimka Akshinka ah ee Don 3


ADVERTISEMENTS
War wanaagsan ayey maqlayaan taageerayaasha jecel Shah Rukh Khan kaas oo ah in SRK uu soo wado qeybta seddexaad Filimka Don.

Farhan Akhtar oo Director ka ahaa labadii Don ee hore ee Don 1 iyo Don 2 ayaa la sheegay inuu haatan ku dhowyahay inuu soo afjaro qoraalka sheekada Don 3.
Don 3 waxaa jilaya ayaa laleeyahay SRK  oo labadii qeyb ee hore waday waxaana ay soo xareeyeen dhaqaale aad u badan.

Priyanka Chopra ayaa wax ka jishay sidoo kale qeybihii hore,waxaana la filayaa in Don 3 ay hadana wax ka jisho.

Dhawaan marka Filimka qoraalkiisa la dhameeyo ayey bilaawan doontaa duubista Filimka.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Waraa jiri doona:Shah Rukh Khan oo bilaawaya duubista Filimka Akshinka ah ee Don 3
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-07T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Waraa jiri doona:Shah Rukh Khan oo bilaawaya duubista Filimka Akshinka ah ee Don 3



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments